Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 05 2008
Markab Laga Leeyahay Masar oo Lagu Afduubay Meel ka Baxsan Xeebaha Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Friday, 05 September 2008

Boosaaso,(insidesomalia.org) - Burcad badeed Soomaaliyeed ayaa ka afduubtay meel ku dhow marin biyoodka Cadan Markab laga leeyahay dalka Masar, iyadoo la sheegay in markabkaas uu ku wajahan yahay xeebaha Eyl.

 

Wasaarada arrimaha dibadda ee Masar ayaa saxaafada u xaqiijisay in dooni dalkeeda laga leeyahay lagu haysto Somalia, waxayse wasaaradu sheegi waday shaqaalaha socda Markabkaas.

 

Safiirka Masar u fadhiya Dalka Kenya ayaa la sheegay inuu xiriir la sameeyay madaxda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya uuna ka codsaday inay gacan ka geystaan sidii loo sii dayn lahaa doonidaas ay leeyihiin.

 

Doonidaan oo nooca xamuulka ah ayaan la garanayn halka ay ka timid iyo halka ay ku socotay, waxaana dowladda Masar ay si weyn uga leexleexatay inay war cad kasoo saarto doonida laga haysto.

 

Afduubayaasha Somalida ah ayaan iyaguna sheegin inay dooni haystaan iyo in kale, waxaase wakaaladaha wararka ee caalamka lagu faafiyay inay doonidaas gacanta ku hayaan burcad badeed Soomaaliyeed.

 

Xeebaha Soomaaliya ayaa lagu haystaan in ku dhow 10 Markab oo intooda badan laga qafaashay marin biyoodka Cadan ee dalka Yemen, iyadoo Xukuumada Yemen ay ku baaqday inay dagaal la galayso burcad badeedda Soomaaliyeed.




 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >